- |
Magaca Sheekha |
Muxaadarada |
Dhagayso |
1 |
Sh Ibraahim Sh Maxamed |
Qiso 1aad |
Dhagayso |
1 |
Sh Ibraahim Sh Maxamed |
Qiso 2aad |
Dhagayso |
Baqdaad:- 1-26-05- Ciidamada American-ka ee ka hawl gala dalka Ciraaq ayaa waxaa maanta soo gaarey khaarihii dhimasho ee ugu xumaa ee soo food saara maalin gudaheed. 31 askari oo marines ah ayaa waxaa diyaaradi kula dhacday saaka aroortii, ka dib markii... »» Sii akhri
Indinuusiya(1-12-05)- Meelo badan oo tsunami aafeysey ayaa noloshii ku soo laabatey, Meulaboh inteeda badan weli waa dhul burbur ah. Laakiin si tartiib-tartiib ah ayuu gargaarku u gaarayaa halkaas. »» Sii akhri
Mombasa(1-12-05)- Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay WFP, ayaa sheegtay in ay markab sida ilaa 1,300 metric ton oo deeq cunta ah in ay u direen goobaha masiibada Tsunami ku habsatay ee Soomaaliya, kaasoo ay sheegeen in uu ka ambabaxay dekedda Mombasa »» Sii akhri
London(1-11-05)- Ka warran haddii la arko dad “muslim” ah oo daroogo u doodaya welibana danaynaya iyo “gaalo” qaadka diiddan oo ka hortaagan shacabka Soomaaliyeed?! Soow Qiyaame-sug maahan? »» Sii akhri
Nayroobi:-(1-10-05)- waxaan booqasho gaaban ku tagnay, Sh. maxamed idiris iyo sh. Maxamad Umal, Sh Mohamed Kassim, Sh Hassan ashgar, iyo shariif & c/raxman oo xagga farsamada ah, xeryaha qaxootiga ee soohdinta keenya, »» Sii akhri
>
Hindiya:-(1-10-05)- Labo dhacdo oo dhawaan aay ku dhaqaaqdey dowlada India ayaa waxay si weyn u xoojiyeen dareenka caalamiga ah ee isa soo taraya oo sheegaya in India (sidoo kale China waa la mid) aay higsanayso inay noqoto quwad caalami ah oo »» Sii akhri
Maxaadarooyin Cusub oo lagu qabtay Masjid Imaam-shaafici
Magaca Shiikha |
Magaca Muxaadarada. |
Dhegayso |
Sh. C/raxmaan Cumar. |
Ahwaasha Qiyaamaha |
Guji Halka |
Sh. Maxamed Idiris |
Ramadaanka Maxaa ka dambeeya. |
Guji Halka |
Sh. Nuux Ciise |
Isu Ekaysiinta Gaalada. |
Guji Halka |
Sh. Khadar Cumar |
Hufidda Nafta. |
Guji Halka |
Sh. C/risaaq Sancaani |
Tabarujka. |
Guji Halka |
Amsterdam :- Iskuul hoose oo ay lahaayeen Muslimiinta dalka Holland oo ku yaalay magaalada Eindhoven ayaa xalay saqdii dhexe la qarxiyey. Booliiska oo sheegay inuu adkeyn doono amaanka xarumaha Muslimka.. . Halka Guji
|
|Geerida| |Quraanka| | Sigaarka| |zakada| Shaydaanka | salaadda | Xaalaal | Xajka | | Kabaa'ir | | Tilmaamaha Macalimka wanaagsan |
.
Mawduucyada Guud
Baaq ay shirka ka soo saareen Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika.Dec 29, 2003
Baaq ay shirka ka soo saareen Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika.September 29, 2003
.
|